Jeneraal Biixi oo Shaaciyay fal layaab leh oo ay sameeyeen xubno katirsan Al Shabaab

Taliyaha ciidamada dhulka ee milatariga Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi, ayaa ka hadlay dhacdo layaab leh uu sheegay in ay arkeen intii uu socday dagaal deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan ku dhax maray ciidanka dowladda iyo kuwa Al Shabaab. Jeneraal Biixi ayaa sheegay in kooxda Al Shabaab qoorta ka jareen meydadka saddex nin uu sheegay … Continue reading Jeneraal Biixi oo Shaaciyay fal layaab leh oo ay sameeyeen xubno katirsan Al Shabaab